Shirkada Ocean Airline ayaa loo diidey in ay Ka soo Jediso Garoonka Diyaaradaha ee laascaanood Daawooyin iyo in ay Qaado Dhaawacyada Dagaal beeleedka lagu rogmaday ee Deegaanka Dhumay.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Deeqdan iyo gurmadkan ayaa Waxaa woo dhiibay Dawlada Federaalka sida ay noo Xaqiijiyeen Masuuliyiinta Shirkadan .
Dhinaca kale , Dadka diidaya waa Kuwa ka Soo Jeeda G Sool xilal sar sarena ka haya Maamulka ay ka tirsan yihiin ee snm waxana kamid ah Badhasaabka Gobolka Sool horgal Gargar,
Qorshahan Ayaa Ah mid La doonaayo in dhaawacyada Gaadhaya 100 Qof ee labada dhan inay ku dhintan oo xaalad caafimaad ugu dhintan Cusbitaalada laascaanood oo iyagu aan awood u lahayn Daaweynta dhaawacyadan oo aad u daran.