War Deg Deg ah Daawo Video::-Beesha Qayaad Oo War Culus Ka Soo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Dhumay,

Cuqaasha iyo waxgarada Beelweynta Cabdi garaad qayaad oo maanta warbaahinta kula hadashay laascaanood ayaa War murtiyeed Ka Soo saartay Dagaalkii qorshaysna Ee lagu soo qaaday Deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool,

Halkan Ka Daawo Video

Cuqaasha Guurtida Beesha Qayaad waxaa ay sheegen in Dagaalkan lagu soo Qaaday Dhumay uu yahay mid ay Soo Maleegen Xubnaha beesha bahrarsame Ee ku jira Maamulka Jeegaanta iyo wasiirka arrimaha Gudaha Jeegaanta maxamed Kaahin.