Xubno uu kamid ahaan jiray Ciidanka Puntland mudo hada laga joogo afar sano ayaa Shir saxafadeed ku qabatay magaalada Garoowe kuwaaso Sheegtay in ay yihin saraaakiil kamid ah ciidanka puntland balse aysan kamid ahayn ciidanka puntland yihiina shaqsiyaad iskood u labistay islamarkaana uu ka hadlinaayo laalush madaxweyne Farmaajo siiyay si ay ugu qabtan shir garoowe looga soo hor jeedo shirka maamulada.
Halkan Ka Daawo Video
Kooxdan oo xooga Sandareero ah looga soo diray xamar ayaa Soo saartay Qoraal ay kusoo xariiqden Waraaq islamarkaana waxaa ay Sheegen in ay ka soo hor jeedan shirka maamulada iyo xukumada puntland ee u hogaamiyo Gaas,
Xukumada Soomaaliya Ee madaxweyne Farmaajo ayaa hada ku mashquulsan in ay burburiso maamulka pntland iyadoo eegasa danteeda khaaska ah islamarkaana waxaa uu madaxweyne farmaajo hada qarash Xooogan ku bixinaya in uu sida Galmudug ka yeelo puntland hadii ay usuuro gasho,
Dhawaaqa caawa ka soo baxay kooxdan laalushka la siiyay ayaa kkw ka ah Qorshayaasha farmaajo maleegaayo Ee ku Socda puntland.