Qaar kamid ah barlamaanka Puntland ayaa Ka horyimid Qorshe aad loo hadal hayo oo beelah Puntland Qeyb kamid ahi Doonayaan kaasi oo ah in la Furo dastuurka puntland.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan ka Daawo Video

Xildhibaanada Warbaahinta Kula Hadlay garoowe ayaa sheegay in aan Loo baahi qabin In la furo dastuurta Puntland.