Iyadoo Ila hada aysan jirin wax Waji nabadeed ah oo ka muuqda Deegaanka Dhumay ee goobolka sool oo ay ku Nafwaayen labadii maalin ee la soo dhaafay 50 Ruux kuna Dhaawacmen 100 Ruux ayaa waxaa isasoo taraaya Kulamada iyo baaqyada Beelaha daarood.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Beesha Mareexan oo maanta kulan balaadhan ku yeelatay Degmada Caabudwaaq ayaa Si adag uga Hadashay daagaalka lagu Hoobtay Ee Beelaha qayaad iyo Bahrarsame Ku Dhexmaray Deegaanka Dhumay.