Daawo;- Video:Sooraan iyo Jawaan Oo Muqaal Qosol Badan Soo Bandhigay Xeerka Kufsiga.

Labada Jilaa ee Sooraan iyo jawaan Ayaa Muqaal Xiiso badan oo aad u qosol Badan ka sameeyay xeerka jaah Wareershay maamulka Hargaysa Ee Kufsiga ama Jinsiga.

Halkan Ka Daawo Video

 48 total views,  1 views today