dahabshiil

War Deg Deg Ah:Xaalada Saaka Ee Dhumay.

Waxaa Xaalad degganaashiyo Saaka laga dareemayo Deegaanka Dhumay Ee Duleedka Magaalada Laas Caanood Ee Gobolka Sool,islamarkaana dadku ay hadal hayaan wixii shalay dhacay.

Inkastoo ilo deegaanka ah ay sheegayaan in xiisad colaadeed weli jirto hadana waxaa dhaawacyada la geeyey Goobo gaar ah oo Beelaha dagaalamaya ay diyaarsadeen kuwaaso ku kala yaal gudaha laascaanood.

Ku dhawaad 40  Qof ayaa la sheegay inay dhinteen Shalay Dagaalkii dhacay,waxaana dhaawacyo badan ay sidoo kale jireen.

Ilaa hadda lama sheegin cid si buuxda u kala dhex gashay Beelaha ku dagaalamaya Deegaanka Dhumay Ee Koonfurta Gobolka Sool.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=1438

Posted by on Oct 23 2018. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841