Laascanood Ururka Horseed Oo Ka Shaqeeya Horumarinta Gobolada Ssc Iyo Degmada Ceegaag Ayaa Ku Qabtay Munasibad Xilwareejin ah

Laascanood Ururka Horseed Oo Ka Shaqeeya Horumarinta Gobolada Ssc Iyo Degmada Ceegaag Ayaa Ku Qabtay Munasibad Xilwareejin ah,

Taas Oo ay xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyhii Hore ee ururkaasi iyo Hogaanka Cusub Ee Loo Doortay Iminka inuu Hogaamiyo 2019-2020.

HALKAN KA DAAWO MUQAAL QURXOON