Deg Deg Daawo Video:Haweenka Daarood Si Adag Uga Hadlay Colaada Koonfurta Sool.

Haweenka Beelaha Daarood Oo Garoowe Ku qabtay Shir saxaafadeed ayaa Si Balaadhan oo Qiiro leh uga Hadlay Colaada Beelaha Koonfurta Sool Ka dhex Qaraxday ee Sababtay Dhimashada iyo Dhaawaca Tirada Beelay.

Halkan Ka Daawo Video