Gudoomiyaha Gobolka Sool Ee puntland Balidhig oo Warbaahinta Kula Hadlay Garoowe ayaa Si cadho ka Muuqato Uga Hadlay dagaalka Ka socda Koonfurta Sool.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Gudoomiyaha ayaa sheegay in Wax laga xumaato ay tahay Colaada Ka socota Duleedka Laascaanood iyadoo deegaanka ay haystan Cadow Islamarkaana ay ka Habooneed in Wiilasha Dhimanaya ay Ku dhintan Xorenta Dhulkooda.
Ugu Danbayntii Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame ayuu ugu baaqay in ay Iyagu isku Tashadan islamarkaana aysan Cid kale nabad iyo Waanwaan Ka sugin.