Eng Faysal cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Hargaysa Ayaa Dagaalka Ka socda Koonfurta Sool si adag uga hadlay.
Halkan Ka Daawo Video
Dagaalka Ayuu sheegay Faysal cali waraabe in uu Dhaafay xadkii beelaha Islamarkaana Beelihu ay isku Adeegsanayan Hubkii dawladuhu isku adeegsan jiren