Magaalada Hargaysa ee xarunta U ah maamulka Gooni goosadka ah ee SNm ayaa maanta Lagu Soodhaweeyay Ex Raysal waasaare Cumar carte qaalib.
Halkan Ka Daawo Video
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo saraakiil ka Tirsan maamulka Muuse Biixi Ayaa Ku soo dhaweeyay magaalada Hargaysa Cumar carte,