Haweenka Gobolka Sool ayaa Maanta sameeyay isku soo bax baalaadhan oo Looga Soo Hor jeedo Dhiiga ku daadanaaya Duleedka magaalada laascaanod ee Beelaha Qayaad iyo bahrarsame.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Haweenka oo oohin afka Furtay ayaa dhambaalo nabadeed u diray beelaha isku xasuuqaya Deegaanka Dhumay waxayna  baaqyo kala duwan Haweenku u Diren Dawlada fadaraalka Soomaaliya iyo beesha daarood.

By Xuseen