Deg Deg Daawo Video:Gargar Oo la Saftay Beeshiisa Dagaalka Dhumay iyo Sir Culus Oo Soo Shaac Baxday,

Gudoomiyaha Gobolka SoolUgu magacaaban maamulka Jeegaanta Gargar oo maanta warbaahinta Kula Hadlay Magaalada laascaanood ayaa Ka hadlay Arrimo dhawr ah iyadoona  ay soo shaac  baxday in uu qeyb ka ahaa Dagaalkii Shalay  lagu qaaday Deegaanka Dhumay,

Halkan Ka Daawo Video

Gargar ayay Ku Cadaatay in Uu Bixiyay amarkii ciidanka Somaliland Kaga Bexen Dhumay Kuna aaden Dharkayn si Beesha uu ka soo jeeda Jaanis ugu Hesho in ay Duulaan Ku soo qaado Deegaanka Dhumay waxaana Amarkiisi uu kaga saaray Ciidanka Dhumay uu sababay Khasaaraha dagaalka  dhimashadu maanta marayso 50 qof dhaawacuna kor u dhaafay 80.

 

Sidoo Kale waxaa Uu Qirtay Sida Ka muuqata Su aal laga weydiiyay dagaalkan in ay Qeyb ka yihiin maleeshiyaad Ka mushahaar Qaata Maamulka Jeegaanta.

 

Gargar oo Labada Beelood Mid kamid ah ka soo jeeda waxaa uu Ku hanjabay hada inay Qorshaysanayaan Dulaan Lagu qaado Deegaanada Beeluhu Ku dagaalamayan iyadoo Dulaankaasi yahay mid dhan ka raran oo siyaasadeysan lana donaayo in beelaha mid kamid ah lagu dhabar jabiyo,.