Sida Hada Ay Nagu Soo gaadhayan wararku waxaa Sii Xoogeestay dagaalkii u Dhexeeyay beelaha Cabdi garaad Qayaad iyo Maxamed garaad Bahrarsame.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Dagaalkan ayaa Hada Ka socda Dhulka Baadiyaha Ah iyo Kaamamka Ay wada dagan yihiin Beelahaasi kuwaaso Dhulka Magaalo ka dheerta ah hada Dagaal Dib u Cusbonaaday Oo Carcartiisa qaba Islamarkaana Gurmadyo Cusub Ay IskuĀ Dagalanayaan Goobaashi
Magalooyinka Laascaanood iyo kalabaydh Ayaa hada La Gaadhsiiyay Dhaawacyo Tiro Badan oo dagaalka Socda Ku Dhaawacmay.
Dhanka Kale Maleeshiyaadka SNM Ayaa iyana Isaga Baxay Deegaanka ay ku sugnaayen Kadib arii la isla jiidhay.
Dhimashada ayaan Ila Hada iyana La xaqiijin Karin Sababo la xidhiidha Gobaha Dagaalku Ka socdo Oo Badan.