Waxaa dagaal Xoogan ka socda Duleedka Magalaada Dhumay Ee Koonfurta sool dagaalkaasi oo u Dhexeeya Ciidaamo Jabhada SNM Ka Mushahaar qaata iyo Ciidaan beeleed hore ugu Sugna Deegaanka Dhumay.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

 

Sida wararku nagu soo gaadhayan saaka waabarigii hore waxaa dagaaal Kusoo qaaday Deegaanka Dhumay meleeshiyaad Ka mushahaar qaata Jabhada SNM Oo Fadhiisin Kulaha Deegaanka Kalabaydh ee Gobolka Sool.

 

Dagaalkan waxaa u sababay  Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac  Barakac waxaana hada xabadu Ka dhacay daafaha Dhumay.

 

Dhanka Kale Gurmadyo kala duwan ayaa u kala yimid Labada Ciidaan iyadoo Qorshaha Abaabulan ee lagu Soo Weeraray Dhumay Uu Noqonaayo kii labaad ee lagu Soo Weeraro deegaankaasi,