Mudo Ka Badan Labo sano ayaa Laga Jooga Kadib Weerar Dhiig badan ku taaday oo Ciidanka New Booliska Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Ka geesten Deegaanka Jaamac Dubad Oo Deegaan ahaan ay Ka soo Jeedan Beesha Isaaq.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Hadaba Beesha Dagan Tuulada Jamac Dubad oo maanta Warbaahinta La hadashay Waxa ay Madaxweynaha Cusub ee Soomaalida Itoobiya Mustaf Cagjar ka Codsaden in Uu Sharciga Horkeeno Saraakiishi iyo Xubnihii Ciidanka Watay Ee Tuulada Ku Dilay 21 Qof.