Magaalada badhan Ee Gobolka sanaaag waxaa maamulka Jeegaantu usoo diray Mid kamid ah Xubnaha La Shaqeeya maamulka Muuse kaaso ugu Magacaaban Badhasaabka Badhan Ee Jeegaanta Balse waxaa uu kala kulmay cawaaqib Xubo kadib markii laga Dhacay Baaburkii uu watay isna ku Badbbaday Dirqi,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!