Magaalada Badhan ayaa waxaa saaka gaaray Boqor Burhaan Boqor Muuse Iyo Salaadiin kale iyadoo si wayn loogu soo dhaweeyay halkaasi.
Boqor Burhaan Boqor Muuse Iyo salaadiinta kale waxay Magaalada Badhan u yimaadeen Nabadeenta Beelo walaala ah oo dhawaan Suldaan halkaasi isaga dilay
Wixii warar ah Ee Ka soo kordha Socdaalka Isimada Ee Gobolka sanaag kala Soco Khaatumonews.com