War Deg Deg Ah Daawo Video::Fanaan BK Oo War Culus Hargaysa Kaga Dhawaaqay
October 21, 2018
Fanaanka Caanka Ah Ee Maxamed BK oo Caawa Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in uu Gabi ahaanba Isaga Baxay Kooxda Xidigaha SNM ee Loo Yaqaan Xidiga Geeska oo u ahaa Xidiga Ugu cadcad,