Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Somalia Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho isagoo kaga hadlay halka ay ku dambeysay dhex dhexaadinta Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul Goboleedyada.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Waxaa uu sheegay in Bishii hore ay wufuud u direen Dowlad Goboleedyada,isla markaana ay ka keeneen warbixino la xiriira cabashooyin ay ka qabaan dowladda una gudbiyeen Xukuumadda Federaalka balse nasiib daro aysan wax jawaab ah ka helin

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

By Xuseen