Waxaa magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag Si weyn Loogu Soodhaweeyay Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan iyo Isimo Kale oo kamid ah Isimada Harti kuwaaso U socda Guda Galka Dilkii dhawaan ka dhacay Duleedka Badhan Ee Lagu Dilay mid kamid ah Isimada Beesha Warsangali.
2018-10-21