600 Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Galmudug Oo Si adag Uga Hadlay Shirkii Garoowe”Waanu Ka Maarmayna Dawlada’ | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Galmudug Oo Si adag Uga Hadlay Shirkii Garoowe”Waanu Ka Maarmayna Dawlada’

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ka qeyb galaya Shirka Madaxda Dowlad Gobaleedyada uga socda Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland ayaa sheegay si loo sugo amniga in loo baahan yahay Dowlad Gobaleedyada inay sameystaan Ciidamo gaar ah.

Halkan Ka Daawo Video

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in maamul Gobaleedyada aysan ku tashan Dowlada Soomaaliya oo ay iskood uga shaqeeyaan sugida amaanka maadaama Dowlada ay ku fashilantay inay amniga kala shaqeyso maamulada.

 

Haatan waxaa socota Khudbado ay jeedinayaan Madaxda kale ee dowlad Goboleedyada.

 

Shirka ayaa waxaaga looga hadlayaa Arimaha Dastuurka, siyaasada dalka, doorashada 2020 iyo qodobo kale sida uu warbaahinta u sheegay Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas.

 

Gaba gabada Shirka ayaa la filayaa in ay warmurtiyeed ka soo saaraan Madaxda Dowlad Gobaleedyada ee ku shiraya Magaalada Garoowe.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021

Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021