Kadib Qudbad uu shalay jeediyay Muuse Biixi islamarkaana ugu Jawaabayay Xisbiyada garxajis Ee Ucid iyo wadani ayaa maanta waxaa u jawaabay muuse Faysal cali waraabe Oo Shir Jaraa’id Ku qabtay Hargaysa,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Faysal ayaa Sheegay in Muuse Uu yahay Nin aan aqoon lahayn iyo karti toona kaliyana Ku nool yahay Wuxuu ugu yeedhay Yooyaaltan iyo Muran islamarkaana laga tashaan doono muuse.