Deg Deg Daawo Video: Sir Culus Wadahadal U Socda Alshabab iyo dawlada Somalia,

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markale Dowlada Soomaaliya ku weeraray inay ka gaabisay Dagaalka lagula jiro Al shabaab, isagoo ku dhaliilay in ay qaadi la’adahay dagaal ka dhan ah Al shabab, kaa oo looga saarayo guud ahaan dalka.

Halkan Ka Daawo Video

Axmed Madoobe oo ka qeybgalaya Shirka Madaxda maamul goboleedyadda oo ka furmay Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa isweydiiyay macquul ahaanshiyaha in dowladda Soomaaliya ay wadahal kula jirto Al shabab, oo ay garwadeen ka tahay Ertriea si lamida kooxihii la oran jiray Muqaawamada ee dalka soo maray.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowr jeer ku celcelisay in ay qorsheynayaan in ay qaadeyso weeraro ka dhan ah Al shabab, oo la doonayo in looga qabsado deegaanada iyo degmooyinka ay dalka kaga sugan yihiin.