600 Deg Deg:::Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Shaaca Ka Qaaday Mushahaarka Uqaado Bishii, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:::Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Shaaca Ka Qaaday Mushahaarka Uqaado Bishii,

Ra’isiul wasaaraha Daka Itoobiya Abiye Ahmed ayaa shaaca ka qaaday inuu 7 maalin joogo Xafiiskiisa, isla markaana uu bishiiba mushaar ahaan u qaato 300 oo Dollarka Maraykanka ah.

Hadalkaasi ayuu ka sheegay Qasriga Menelik Palace ee Addis Ababa, xilli uu wareysi siinayey Wargeyska The African Exponent.

Waxa kale oo uu sheegay inuu Xafiiska RW joogi doono 2 Xilli Doorasho, kadina ka degi doono Talada dalkaasi Itoobiya.

Waxa uu tilmaamay Abiy Axmed inuu Ku dheganaan doonin Madaxtinimada sida Madaxweynayaasha Sudan iyo Uganda ee muddada dheer haya Talada labadaasi dal.

Isaga oo sii hadlayay ayuu xusay inay 20 sanno halgan ugu jireen sidii dalkiisa loogu soo dabaali lahaa Dimuqraadiyada, wuxuuna ku faanay inuu yahay Hoggaamiyihii ugu horeeyey ee booqasho kormeer ah Ku soo mara kala-bar magaallooyinka ku yaalla Goballada Itoobiya.

Waa Mas’uulkii ugu horreeyay ee Afrikan ah ee sheega in mushaarkiisu uu yahay 300 oo Dollar,iyad aoo ay jirto in Wadamo badan ay lacago mushaar ah oo farabadan qaataan,isla markaan ay u sii dheer tahay qaadashada lacago kale oo aan xad laheyn

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...