Hogaamiyaha maamulka jeegaanta Muuse Biixi Cabdi oo maanta Warbaahinta Kula hadlay magaalada Hargaysa aya jawaab ka Bixiyay kulul hada Dhawaanahan ka soo yeedhayay labada Xisbi Ee Garxajis Ucid .wadani.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Arrimaha Muuse ka Jawaabay waxaa Kamid ah shir beeleed Ay ku Dhawaaqen labada Xisbi Ee garxajs iyo arimaha kala Dirista Komishinka iyo Deeq waxbarasho Lagu kala eexday,