Deg Deg Daawo Video:Ciidamo Muuse Biixi Ka Amar Qaata Oo Shir Qool Ku Dliay Wiil,

Maleeshiyaad  Ka amar qaata Maamulka SNM ayaa Shir Qool Ku Dilay Mid kamid ah Maxaabiista Magaalada Berbera Kuwaaso Maydka Marxuunka Markii ay Dilen Ku tuuray badda.

Halkan Ka Daawo Video

Hadaba Ehelka Uu ka soo jeedo Marxuunka Shirqoolka Lagu Dilay Oo Warbaahinta La Hadlay waxaa ay Sheegeni n Wilkooda Ay Dilen Maleeshiyaadka Saldhiga Berbera islamarkaana u haystan Cadeymo cad.