Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shir gudoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay arimo kala duwan oo amniga ugu muhiimsanaa.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Cabdiweli Gaas ayaa faray ciidamada Puntland in ay u diyaar garoobaan difaaca dalka iyo dagaal ay la galaan waxa uu ugu yeeray cadawga Puntland ee doonaya in ay kala dhantaalaan Nabadgalyada iyo wadajirka Puntland.