War Deg Deg Ah Daawo Video:Hargaysa Oo Kala xidhantay iyo Laba maamul Oo Laga Sameeyay+ Odayaal Xabsiga Lagu Guray.

Burburka iyo Kala yaaca Jabhada SNM ayaa Maraaya Meel Xun waxaana mgaalada Hargaysa hada ay Noqotay Mid yeelatay laba maamul.

Halkan Ka Daawo Video

Qaar Kamid ah Dadweynaha  Degmooyinka  Maxamed Mooge iyo Maxamud Haybe Ee magaalada Hargyasa   ayaa Sheegay in Ay Doorten maayir Cusub Oo ka Madax banaan maamulka Muuse Islamarkaana a=wax cashuur ah aysan Sineen maamulka Muuse Biixi

.

Hadaba odayaasha Doortay maayirka Cusub  lana  Go’ay labada Degmo  Ayaa Maanta xabsiga la dhigay waxaana ka hadlay maamulka Muuse Biixi, Falkaasi kuna sheegay mid Ka hor imaanaya Amniga iyo maamulka hada Ka jira Harga

ysa.

Si Kastaba ha ahaate Kala firxadka maamulka Snm ayaa haadan maraaya Gudaha Hargaysa  iyo Dhamaan Deeganada kale Tan iyo intii maamulka Jeegaamaysan Loo cimaamaday Muuse Biixi,,