Deg Deg Daawo Video::Taleex Leh Oo Lix Sano Kadib Roob Satay iyo jawi Wacan.

Garaad Saleebaan Garaad Maxaamed oo Khamiistii shalay gaadhay magaalada taariikhdiga ah ee Taleex ayaa halkaasi markii uu tegay si aad ah uga duceeyay.

Halkan Ka Daawo Video

Degmada Taleex oo aan mudda lix sano ah roob ka da’in ayaa jimcihii maanta waxaa maasheeyay roobabka deyrta kadib markii Garaadku shalay halkaasi ka duceeyay oo ay soo iftiintay in dadku isku calool jiyooben.

 

Garaadka ayaa degmada Taleex u tegay shirka dib u heshiisiinta beelo walaalo ah oo halkaasi wada dega waxaana shirka dib u heshiisintu furmayaa sabtida berri ah haddii Alle idmo,