Shabakada Khaatumonews.com Waxaa ay Halkan Idiin ku Soo Bandhigay Muxaadarao Qiimo Badan oo Sheikh Msutafe inoo Soo jeedinaayomaanta oo jimce ah taaso ka hadlay sadex aanu ilaahay la hadlin islamarkaana uusan eegin una cadaab kulul galinaayo maalinta qiyaame.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Sadexda ayaa kala ah Nin weyn oo oday ah oo sino galay,Masuul ama madaxweyne Umad oo been umadii usheegay,Faqiir Kibir Badan.
Hoos Ka Daawo Muqaalkan Oo Dhamaystiran