Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar culus ku qaadeenciidamo ka tirsan Puntland oo ku sugnaa saldhig ku yaala deegaanka Af-urur ee Duleedka Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Dhagayso

Al-Shabaab waxaa ay sheegeen in dagaalka uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ay ku geysteen Ciidamada Puntland.

 

Waxaa ka dhashay dagaalka oo ahaa mid gaadmo ah qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo Alshabaab guulo ka sheegteen.