Garaad Saleebaan Garaad maxamed ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada taleex oo dhawaan ka furmi doono shirka nabadaynta beelaha walaalaha ah ee taleex

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Garaadka Ayaa mudo ka badan 7 sano aan tagin magaalada taleex iyadoo ay garaadka ugu danbeysay sanadii 2012 Xiligaas oo dagaal u dhexeeya Beelaha Nuur Axmed Ka Qarxay taleex kaaso Samayn ku yeeshay garaadka Sababayna in beelaha Qaar kala Laabtan Kalsoonida Balse Hada Ay muuqato Midayn iyo waji kale.