Waxaa Warbaahinta kula hadlay Hargaysa  Cabdirashiid garaad Ismaacil oo ay walaalo yihiin Garaad jaamac garaad Ismaacil garaadka Beesha Jaamac Siyaad.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka DaawO Video

Cabdirashiid Oosheeganaya in uu yahay garaadka Beesha Jaamac Siyaad Islamarkaana  walaalkiis jaamac garaad Ismaacil ku duulan ah ayaa sheegay in Uu Isku dir iy Fidno ka dhex wado garaad jaamac Beesha Jaamac Siyaad Loona Bahan yahay In la iska qabto.