Deg Deg Daawo Video::Boqor Cir Madow Oo Karbaashay Muuse Biixi,

Boqor Cir Madaow Oo Kamid ah Isimada maamulka SNM ayaa Warbaahinta la hadlay Isagoona Si Xun u Weeraray Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi Cabdi.

Halkan Ka Daawo Video

Cir Madow ayaa sheegay in Lagu kala yaacay maamulkii Jeegaanta Islamarkaana hada xaaladu ku dhowdahay in uu Maamulo oo kaliya muuse Gabiley.