Deg Deg Daawo::Beesha Cigaal Naaleeye ‘Garaad Ha Burburin Axmed Garaad’
October 17, 2018
Waxaa Magaalada Buuhoodle Shir ku qabtay beesha Cigaal naaleeye oo kamid ah Beelaha Axmed garaad kuwaaso fariin u diray isimka Beesha garaad cadirisaaq garaad Soofe,
Halkan Ka Daawo Video
Beesha ayaa Sheegtay in garaadku Si baalmarsan Cadaalada uu kursiĀ xildhibaan oo dhex yaaley beelaha axmed garaad uu si gaar ah ugu shanbadeeyay uguna dhuftay shaanbada beel mudo ka badan 20 sano soo haysay,
Jufida Cigaal naaleeye ayaa garaadka ugu Hanjabtay in ay Qabanayso shir ay ku tashanaso hadii uusan Si dagdag ah uga dabo tagin Go aankiisi hore Garaadku.
Beelaha SSC intooda badan waxaaa baryahan lagu arkaayay iyagoo warbaahinta Iska Xagxaganaaya islamarkaana isu khilaafsan xubno baarlamaan.