Deg Deg Daawo Video::Horgaladii laascaanood Oo Digniin Udiray Hotelada Laascaanood,

Iyadoo maalmihii ugu Danbeeyay magaalada laascaanood ay ka dhacaayen shirar Lagu Taageeraayo Musharixiinta U tartamaaya Barlamaanka Cusub ee puntland ayaa waxaa war Digniin ah ka soo saaray Xubnaha Horgalada ah ee ku Sugan Gobolka,

Halkan Ka Daawo Video

Xubnahan Golaha Deegaanka laascaanood ugu Magacaaban maamulka Jeegaanta ayaa Sheegay in talaabo laga qaadi Doono Hotelka danbe lagu qabto shir Puntland lagu taageeraayo,