Musfate Shiine oo Kamid ah Siyaasiyiinta Maamulka SNM oo la hadlay warbaahinta ayaa walaac ka muujiyay maqnaanshaha iyo jabhada cusub ee Kornayl caare oo u sheegay in ay dhayal sanayaan dad badan.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Shiine ayaa sheegay in caare iyo Raxanta uu wata ay halis galin karaan amaanka iyo jiritaanka maamulka SNM islamarkaana loo baahan yahay in uusan dhayalsan muuse biixi,