Deg Deg Daawo Video:Puntland Oo Ku Gacan Saydhay Xildhibaano Beesha jaamac Siyaad Soo Xushay ,

Kadib Markii Shalay Magaalada laascaanood ay Beesha Jaamac siyaad ku soo Xushay laba Xubnood oo ay sheegtay in ay yihin Xildhibanadii u matalilahaa Barlamaanka Puntland ayaa arrinkaasi waxaa Ku gacan Seydhay maamulka Puntland,

Halkan Ka Daawo Video

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee puntland oo hayb ahaan ka soo jeeda Beesha jaamac siyaad ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin Xubnaha Lagu Xulay laascaanood Islamarkaana ay yihiin kuwo jeegaantu Lug ku leedahay islamarkaana Aan Xildhiaan Puntland Lagu soo Xuli karin meel jabhada Jeegaantu ka taliso.