Magaalada Laascaanood ee caasimada Gobolada SSC ayaa haatan u muuqata mid Kasii baxaysa faraha Maleeshiyaada jeegaanta.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Qeybo kamid ah beelaha laascaanood daga ayaa magaalada ku qabtay Shir lagu Taageeraayo Siyaasiyiin u sharaxan Xilka Xildhibaanimo ee Puntland,
Maalmihii Ugu Danbeeyay Laascaanood waxaa ku Soo Badanaayay Shirar aan Hore Looga baran Oo Shacabku ku qabsanayan taaso Muujinasa Sida maleeshiyaadka SNM Gobolka aysan Wax Awood Ah ugu lahayn.