Odayaasha waxgarad cuqaasha beesha galbeedka Laascaanood Ee Jaamac Siyaad ayaa magaalada laascaanood ku soo bandhigtay laba xubnood oo ay sheegtey beeshu in ay yihiin labadi xildhibaan ee u matalihahaa Barlamaanka puntand hadiiba ay Doorasho ka dhacdo puntland 2019.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video