600 War Deg Deg ah:Beesha Dhulbahante Oo Garoowe Kaga Dhawaaqaysa War Dhiig Badan Ku Dadanaaayo, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg ah:Beesha Dhulbahante Oo Garoowe Kaga Dhawaaqaysa War Dhiig Badan Ku Dadanaaayo,

Beesha ayaa go aansatay inaan Doorashada Puntland laga qaybgelin ilaa laga xoreynayo Gobolka Sool iyo degaamada kale ee ay SNM xooga ku haysato, iyagoo cadeeyey in aanay SNM ka mid ahayn,

 

Qaadacaadan waxaa goordhow magaalada Garoowe kaga dhawaaqi doona ISIMADDA Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn oo saxaafada u soo gudbin doona.

 

Arintani waxay dhabarjab ku tahay Musharaxiintii Puntland ee dagaalka daba hayey iyo Jabhada SNM, waxaana la saadaalinayaa in degaamo hor leh ay ka bilaabanto colaado iyo dagaalo.

 

Goaankan ay Beesha Dhulbahante qaadatay ayaa noqonayaa kii ugu fiicnaa ee ay mudooyinkii ugu dambeeyey qaataan, wuxuuna meesha ka saarayaa in mar dambe degaamadooda doorashada lagu galo dabadeedna balanta lagaga baxo.

Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Dib u Qabsan Lahaa Sool,
- Jan 17, 2021
Xukumadda Madaxweyne Siciid Deni ayaa Labadi Sane ugu danbysay waday Qorshaha dhisme ciidan ...
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
- Jan 17, 2021
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
Deg Deg Daawo:Cali Mahdi oo Ka Digay Halis dhici karta Hadii Lagaadho 8 February,
- Jan 17, 2021
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga ...
Deg Deg:Itoobiya Oo wefti Culus usoo Dirtay Buuhoodle.
- Jan 17, 2021
Wafti ka socda Dawlad deegaanka somalida oo ka Qayb lixaad leh ka Qaatay Nabadta ...
Deg Deg Daawo Xildhibaan Mahad Salaad Oo Dhaliil Kulul Uu Jeediye Farmaajo
- Jan 17, 2021
https://www.youtube.com/watch?v=hPrCNCYuPSE