Deg Dg Daawo Video:Mooshin Iyo Weerar ka DhanAh Horgal laascaanood ku sugan.

Xildhibanaad fahima oo kamid ah Xubnaha Maamulka SNM u rabaysan ayaa sheegtay inay Mooshin Kawado maayarka jeegaanta laascaanood ugu Magacaaban islamarkaana ay iyadu usharaxan tahay Xilkaaas maayar nimo laascaanood xili magaalada laascaanood ay Dul hoganayaan Kumanan Ciidan ah oo U carbisan sidii ay Jeegaanta uga saarilahaayen Gobolka.

HalkanĀ  Ka Daawo Video