Xildhibaan Cawil oo Kamid ah maamulka SNm ayaa Ka hadlay xaalada Jabhada Garxajis iyo taliska Qardho ee Kornayl caare oo u walaac xoogan Ka muujiyay hadii Xaaladu sidan Ku sii siqdo.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Cawil ayaa yidhi”  hada Caare Kaliya lala Yaaban yahay Balse wxaaa imaan Doona Boqol Caare hadii muuse Biixi uusan Si Dagdag ah wax uga qaban Xaalada Jabhada oo usan ku bixin Lacag iyo laalush sidii uu Gacanta ugu dhigilahaa’