Deg Deg Daawo Video:Itoobiya Oo Silig Ku Xidhaysa Xadkay La Wadaagto Jabhada SNM,
Waxaa Soo Baxaya Warar sheegaya In Dawlada Itoobiya ay Qorshaynaso inay Silig isaga Xidho Xuduudka ay Lawadaagto Jabhada SNM ama maamulka Hargaysa.
Halkan Ka Daawo Video
Xogtan ayaa Soo baxday Kadib markii qaar kamid ah Warbaahinta Itoobiya ay Daabacday Xog ku aadan in Dayr Silig ah Itoobiya Ku Xidhayso Xuduudka.
Cabsida Dayrkan ayaa Lagu sheegay inay Salka ku hayso Xaalad amni xumo oo laga cabsi qabo inay ka timaado dhanka Hargaysa.
Sirdoonka itoobiay ayaa sheegay in sarakiil Alshabab ah ay ku sugan yihiin Hargaysa islamarkaana halis qaraxyo iyo mid amaan xumo awgeed ay itoobiya doonayso inay iskaga daynto Silig xuduudka ay lawadaagto maamulka snm.
Hada xogtan markii ay soo baxday waxaa beeniyay xubno kamid ah jabhada snm oo saq dhexe xalay shir ku qabtay wajaale,
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.