Deg Deg Daawo Video:Farmaajo Qudbad Cadho Ah Ka jeediyay Marka’Wuxuushta Weynu Ka Guulaysanay’

Madaxweynaha Jamuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo shalay gaadhay magaalada Marka Ayaa Shacabka Marka kula Hadlay Goob fagaare ah.

Halkan Ka Daawo Video

Farmaajo ayaa Qudbad ay ka muuqato Cadho Islamarkaana uu aad ugu celcelinaayo Ereyga Wuxuushta Ka jeediyay Magaalada Marka.