Taliyaha guud ee ciidanka iyo ku-xigeenkiisa oo goor dhoweyd warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah iyo qorshaha ciidamadu wadaan.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Taliska ayaa shaaciyey in ciidamadu qaadayaan dagaal culus isla markaana aan cidna looga hay baysan doonin ciddii hor joogsatana ay tallaabo cad ka qaadi doonaan, waxaana uu talisku farrriin culus u diray bulshada kunool Puntland gaar ahaan Garoowe iyo nawaaxigeeda.