Gudoomiyaha Xisbiga Wadani cabdiraxaan ciro ayaa qudbad u muuqata Hanjabaad iyo Digniin u diray maamulka jeegaanta.
Halkan Ka Daawo Video
Ciro ayaa sheegay in uusan mar Danbe Dulqaad iyo samir ku qancayn hadii uusan Muuse Siday tahay u qaban Doorahada Golayaasha barlamaanka maamulka Jeegaanta,