Deg Deg Daawo Video:Kornayl Caare Oo Ka hadlay Weerarkii Nuux Taani Ay Ku Qaaden iyo Soodhaweynta Jamaal Baaxad
October 14, 2018
taliyaha Jabhada Garxajis Kornayl caare ayaa maanta magaalada qardho gaar ahaan taliska laga siiyay Duleeda qardho u soodhaweeyay sarkaal Ka Tirsan Jabahda,
Halkan Ka Daawo Video
Jamaal baaxad oo ah taliye ku xigeenka jabhda garxajis ayaa lagu soodhaweeyay magaalada qardho waxana Halkaasi Fariimo adag Looga Diray Hogaamiyaha Jeegaanta.
Sidoo kale caare ayaa Ka hadlay Weerarkii ay u qaaden Taliyaha Jeegaanta Nuux taani Oo Socdaal Dhuumasho ah ku yimid Dhawaan Ceerigaabo,
Ugu Danbayntii waxaa uu caare Ku Dhaartay in Muuse Biixi loogu Dhici Doono Madaxtooyada